Qarax Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhacay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Abaaro Lixda Subaxnimo ee Saaki ayuu Dhacay Qarax oo ahaa Gaari uu Watay Qof Ismiidaamiyay ah ayaa lagu weraray xero ay ciidamadda dowladda iyo kuwa Macawiisley ku lahaayeen Halgan.

Inta la Xaqiijiyay Saddex Qof oo uu kujiro Taliyihii Dambi Baarista C I D Magaalada Baledweyne Jamaal Axmed Jaamac ayaa Geeriyooday Qarax Lix Qof oo kalana Dhaawacyo ayaa Soo Gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here