Saraakiil katirsan Ciidamada Millateriga Soomaaliya iyo Askar ayaa kamid noqday dadkii ku dhintay weerarkii saaka AS ay ku qaadeen degaanka Hilowle Gaab oo hoostaga degmada Runil-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka Magacyadooda la helay ee weerarkaas ku dhintay ayaa waxaa kamid ah,, Cabduqaadir teesto, Kabtan Ciise Qoobeey, Axmed Nuur Shiino iyo Gaashaanle Dhexe Xassan Cali Indhoole.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here