Yaan lagu ajarin.
Maxaa sababay in Hawenka Marooko ay raadsadaan Faarax luga Baastayaashu? ( F.S:1aad)
Haweenka Marooko waa Saddax nuuc, Qaar Carab ah, qaar dhalmaashoow yuhuud iyo Faransiisa ah iyo Qaar Afrikaan ah. (F.S: 2-5aad)
Maxaa raqiis ka dhigay Haweenka Marooko?
Hordhac
Jan. 2023, Guud ahaan tirada Dadka Marooko waxa ay ahaayen 37.85 Million. Haweenku waa 18.61 million, 49.7%. Ragguna waa 18.85 Million, 50.3%. Ma ahan sida wadamada qaar Dumarku ay aad uga badan yihiin Ragga. Waxaa la filayay in Haweenka Marooko aynan Rag kale u baahan Bacdamaa ay tira ahaan isku dheeli tiran yihiin, Hal iyo hal.
Sabata ay Rag kale ugu baahdeen waa maxaay? Waa Saddax Sababood.
1. Guurka Dalka Boqortooyada Marooko Waxaa yareeyay fakhriga iyo Sharciga. Sanadkii 2004 Dowladu waxa ay soo saartay Sharci adkeeynayo in Xaas Labaad la guursado, hadduuna heysan Xaddi dhaqaale ah oo dowladu gooysay oo ku filan Laba Xaas. In uu guur doonku heysto fasax Qoraal ah ( written permission) oo Xaaskiisa hore ay ugu ogolaanee in uu Guursan karto Xaas Labaad.
Haddii Qof Ajnabi ah uu guursanaa waa in uu wadankiisa ka keeno Copyga asalkii warqadiisa dhalashada ee Dalkiisa iyo Warqadda Dambi la’aanta.
Nuuca Guurka ee la ogolyahay waa Guurka Islaamka iyo kan yuhuuda sida Dastuurka ku qoran. Sababata kale ayaa ah Fakhri wadanka ka jiro, oo aan Ragga Badankiisa aan u saamaxeeyn in ay guursadaan. Raggu 45 jir ka hor badanaa ma helaan dhaqaale ay ku guursadaan, Haweenkuna waxa ay diyaar yihiin 18 jirka.
2. Wadanka waxaa aad ugu badan Ragga Qaniisiinta ah oo xad dhaaf ah. In kasta oo Dowladdu ay soo saartay sharci aan lagu dhaqmin oo lagu yareeynaa. Tusaale: sanadkii 1962dii ayaa laga mamnuucay ciidamada. Kadibna waxaa la soo saaray Sharci Numbarkiisa yahay ( Article. No. 489) Xeerka Ciqaabta ( penal Code) oo qorayo Qofka lagu qabto Fal qaniisnimo in Ciqaabtiisu ay tahay 3-7 Sano oo xarig ah iyo 120-1000 Dirham. Sharcigaa lama dhaqan galin. Mr. Cabdiladif Ouahbi oo ahaa wasiirka Cadaaladda ayaa yiri: Waxaan ka wel welsanahay Qaniisiinta ku fidee Dalka Marooko oo Saameyn xoogan ku leh Bulshada.
Waddamo badan oo Reer Galbeed ah iyo Yuhuud ayaa dhiiri galiyo Mashaariicda Qaniisnimada Marooko. Tusaale: June 2022 Safaaradda Mareykanka ee Marooko ayaa diyaarisay calamada midabada badan ee qaniisiinta Xaflad sanadeedka Qaniisiinta Bisha June, waxa ayna ku qoreen( Happy Pride Month) iyo ( Human Rights are Universal ), Xuquuqda Qofka yaan la xadidin iyo Horuumarinta LGBTQ. (F.S:6-7aad)
Waxa ay leeyihiin Sabata Sharcigu u hirgali waaya waa Saddax:
a) Sharcigu waa qoraal aan la hirgali karin.
b) Dhaqanka Reer Marooko ayaa Muddo dheer ogolaa Qaniisnimada Ceebna ma aheyn dhaqan ahaan.
c) wadanka kama jiraan Muslimiin Xag jir ah oo ka hor tagi karo sharciga Boqortooyada.
Si aad wax badan uga ogaato Qaniisnimada ka jirto Marooko. Fiiri: Buugga ay qortay Fatima Zahra ee ( Lesbian Diaries) oo ay ku dhiiri galinee Qaniisnimada iyo qoraalada Cabdalla Taia.
Qoraalada kale waxaa ka mid ah kuwii Bartamihii Qarnigii 20aad, oo qaraala badan laga qoray Qaniisiinta Marooko, waxaana ka qoray: Truman Capote, William Tennessee, Gore Vidal iyo Buugaa qoraagii Mareykanka William Burroughs ee ( Naked Lunch) Qadadii Qaawanaanta. Iyo dhiirigalinta Adam Eli oo New York joogo iyo Ms. Moussa.
Waxaa kale oo dhiiri galiyo Amir Ohana oo Asal ahaan ahaa Yuhuuda Marooko kadibna noqday Afhayeenka Barlamaanka Yuhuuda. (F.S:8aad)
Dalxiisayaasha Tago Marooko Badanaa Haween ma raadsadaan ee waxa ay raadsadaa Rag kale oo ay u galmoodaan, Dalkaana waxaa ku nool Malaayin Qaniis. Goobaha Qaniisiinta Caanka ku ah ee Marooko waxaa ka mid ah: Four Season, Noba Hotel, Jardin Majorelle, Hotel Munira, yues Sant Laurent Masion iyo Goobo kale. (F.S: 9aad)
Waa yartahay Guri Reer Marooko, oo ugu yaraan aan laga heli karin hal Qof oo Qaniis ah. Waxaa ku badan Gabar iyo Wiil wada dhashay oo wada socdo oo jirkooda ka wada ganacsado. ( Runtii, Aniga oo joogo Magaalada Milan ee Dalka Talyaaniga Nin Gaal ah ayaa isga oo igu Xumeeynaa, Bacdamaa aan ku iri: Maad iska islaamtid, waxa uu igu yiri: waxaan wada qabaa Wiil iyo Walaashii oo Marookaan Muslim ah, oo halkaan tahriib ku yimid. Aad ayaan uga carooday, waa iga xoog badnaa, Dowladda Talyaaniga oo aan Dacwa kale ku oogayayna waa rabtaa in aan Qof la dagaalo.
Haddii aad Naag Marookaana aroosto, waa dhici kartaa in mid wanaagsani kugu soo aado oo Alla Nasiibkaaga ka dhigo.
Laakin, waxa ay u badan tahay in Sodogaa ama Dumaashigaa uu Qaniis yahay. ilmahaaguna ay la soo koraan Abtigood oo Qaniis ah, ama Adiga laftaada lagu damco.
3. Marooko waxaa ku badan Sixirka Madoow ( Black Magic), oo Qofku wax Alla wixii Hanti ah ee uu heysto uu ku siinaa, haddii uu kaa tagana uu kuu soo diraa. ( Sixirka Madow waa jiraa, waana Cilmi la horuumariyay Sanadahaan Dambe waxaana aad u isticmaala CIA-da Mareykanka iyo Hayado kale.
Arrintaan hadda ka soo cusboonaatay Marooko waa sida Mashruucii Dabacadeeyaha iyo Diidiinka Xamar ee la lahaa Xalane ayuu Lacag ka joogaa. Waa nuuc Magafe ah oo casriyeeyay, Waa Xirfad Cusub oo Dadka dhalin yaradaa lagu dhacayo oo shirkado been ah loo sameeysatay.
Faarax Luga Baastoow Iska jir, waa iga talo.
Intaa oo xog ah ayaan Caawa idinla wadaagaa.
Wixii ka khaldan ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.

Qore :Yahya Amir
No photo description available.
May be an image of 6 people and headscarfMay be an image of 3 peopleMay be an image of 1 person and text that says "Amir Ohana of Moroccan Descent: First Openly Gay Parliament Speaker in Israel as The new parliamentarian speaker is of Moroccan descent his parents were immigrants who traveled from Morocco in the 1950s."May be an image of 6 people and text that says "Guide for gay people visiting Morocco"
Previous articleCiidamadii Abiy Axmed Axmed ku ilaalin lahaa Hargeysa oo maanta dib ugu laabtay Adis-ababa
Next articleShirkii IGAD oo ka furmay Dalka Uganda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here