HomeWarkiiFADEEXAD:- Macalinkii Madaxweyne Xasan oo sheegay isagoo oynaya in wiilka Madaxweynaha uu...

FADEEXAD:- Macalinkii Madaxweyne Xasan oo sheegay isagoo oynaya in wiilka Madaxweynaha uu shaqadii ka soo eryay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dr.Cali Cabdi Nuur oo ah macalinkii Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh sida uu sheegay wax ku bari jirey Iskuulka 21-ka October xiliguu areyga ahaa  ayaa caawa ka soo muuqday Shabelle TV isagoo ka cabanaya wiilka Madaxweyne Xassan.

Macalinka ayaa ilinta ceshan kari waayay wuxuuna sheegay in maanta uu shaqada ka soo ceyriyay wiilka uu dhalay Madaxweyne Xasan.

“Madaxweyne Xasan Sheekh Macalinkiisa ayaan ahaa, Iskuulka 21-ka October ayuu dhiganaayey, maantana wiilkiisa shaqadii iga buriyey”. ayuu yiri Macalinka oo ah nin da’ ah

Haddaba halkaan ka daawo hadalada Macalinka oo oynaya xili shalay ay ahayd markii xus weyn Dowladu u sameysay maalinta macalinka Soomaaliya ee 21-ka November:-

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -