HomeWarkiiFahad Yaasiin "Guddoomiye Aadan Madoobe, muddo xileedkiisii hore wuxuu ku dhammaaday qalaalase...

Fahad Yaasiin “Guddoomiye Aadan Madoobe, muddo xileedkiisii hore wuxuu ku dhammaaday qalaalase siyaasadeed oo dalka gaarsiiyey”

Guddoomiye Aadan Madoobe, muddo xileedkiisii hore wuxuu ku dhammaaday qalaalase siyaasadeed oo dalka gaarsiiyey;

1. In Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf uu xilka iska casilo.
2. In shir dib u heshiisiin ah dalka dibaddiisa lagu qabto.
3. In Baarlamaanka lagu kordhiyo 275 Xildhibaan oo tirada Golaha ka dhigtay 550.
4. In xukunkii dalka ay la wareegaan kooxdii hubaysnayd oo haggaamiyihii muqaawamada uu noqday Madaxweyne dalka.
5. In ururka Alshabaab ay la wareegeen 90% Caasimaddii iyo 9 Gobol oo dalka ka mid ah.

Taariikhda iyadaa isa soo celcelisee, dhaqanka uu Aadan Madoobe ku hagayo Baarlamaanka iyo haddii uu fashilmo shirka 1da Febraayo loo ballansan yahay, sow khatar looguma jiro in dalka uu haadaan kale ka dhaco?

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -