HomeWarkiiFahad Yaasiin oo amaan kala dul dhacay khud-badii Madaxweyne Xassan ka jeediyay...

Fahad Yaasiin oo amaan kala dul dhacay khud-badii Madaxweyne Xassan ka jeediyay Shirka Dalalka Islaamka

Agaasimihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay shirkii xalay u soo dhamaaday dalala Carabta iyo guud ahaan Islaamka ,isagoona si gaar ah uga hadlay khud-badii Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh uu ka jeediyay shirkaasi.

Fahad Yaasiin wuxuu amaan kala duldhacay habka uu Madaxweyne Xassan khud-bada u jeediyay isagoo xusay inuu dal ahaan iyo dad ahaanba ku matalay Soomaalida.

“Khudbadii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka jeediyey Shir-madaxeedka Doha waxay ahayd khudbad uu nagu metelay dal iyo dad ahaanba.” ayuu yiri Fahad Yaasiin

Sidoo kale Fahad wuxuu amaanay ergada Diblomaasiyinta Soomaaliya  ee ku sugan News York kuwaasoo dhankooda ka sameeyay dadaalo ay ku garab istaagayaan walaalaha Qadar.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -