HomeWarkiiFahad Yaasiin oo qaab jiliin ah uga hadlay qorshaha Madaxweyne Xasan

Fahad Yaasiin oo qaab jiliin ah uga hadlay qorshaha Madaxweyne Xasan

Agaasimihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu maanta soo dhigay baraha bulshada wuxuu qaab jiliin ah ku soo bandhigayu sida ay la tahay inuu Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh isu arko ama u doonayo inuu doorashada u qabto

“Waxaan kaligay qabsanayaa doorasho magaceeda la dhaho qof iyo qori. Waa doorasho hal magaalo ah, hal xisbi ah, guddi hal dhinac ah, Qalabka anigaa leh, Natiijadana anigaa sii aqaan. Kartidaas dalka oo dhan kaligay baa leh. La idiin oojin maayo ee ogaada!” ayaa ka mid ah ereyda Fahad Yaasiin isagoo matalaya Madaxweynaha

Hadaba halkaan ka akhriso qoraalka Fahad Yaasiin oo sidiisa u qoran:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -