HomeWarkiiFahad Yaasiin oo taariikh madow ku tilmaamay in Somalia ka hiiliso Dalka...

Fahad Yaasiin oo taariikh madow ku tilmaamay in Somalia ka hiiliso Dalka Iiraan

Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo dhigay barihiisa bulshada wuxuu kaga hadlay  go’aanka Soomaaliya ay ku taageertay cunaqabateyn la saaro Iiraan.

Fahad Yaasiin wuxuu taariikh xumo iyo cedb Qaran ku tilmaamay in Somalia ka hiiliso Dalka Islaam ah.

“Waa ceeb qaran, waa garasho gaabni, waana baal madow oo taariikhda siyaasadda arrimaha dibadda Soomaaliya ku taalla in la taageeray in dal muslim ah la cunaqabateeyo”ayuu yiri Fahad Yaasiin

Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin wuxuu intaasi ku daray in ugu yaraan Dowlada Somalia looga baahnaa inay ka aamusto qaraarkaasi intii ay wax u dhimi lahayd.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.CO 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -