Nairobi (dayniiile.com)- Allaha u naxariistee waxaa goor dhaw ku geeriyooday Magaalada Nairobi Fanaankii caanka ahaa ee Maxamed Xasan Barrow.

Fanaankaan oo ka mid ahaa Hobolada Waaberi ayaa sidoo kale ahaa Maareeye xigeenka Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada.

Advertisement

Masuuliyiin iyo ehaladiisa ayaa xaqiijiyeen geerida ku timid fanaan Maxamed Xasan Barrow.

Muqdisho.Fanaanka oo aad looga yaqaanay Soomaaliya waxaa lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo Magaalada Muqdisho.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 6 people

Previous articleCiidamada Dowlada oo deegaan cusub kala wareegay Alshabaab
Next articleWasiirad Soomaailiyeed oo u tartameysa Bilada Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here