Fanaanada Sahro Halgan oo ku Baaqday in Dhaga lagu Dilo Qofka Dhulka Soomaliland ku Xirta Calanka Soomaliya

0

Fannaanada Sahro Halgan oo qof ka dhex muuqata Fanka Soomaaliland ayaa war dhiila Xaanbaarsan Sheegtay ka dib ku Xukuntay Qof walboo Lagu Arko Astaanta Soomaaliya

Hadalka Fanaanada ayaa ah danbi weyn oo lagu soo Taagi karo Maxkamad madaama ay Dil ku Xukuntay Qof Calanka Soomaliya wato

Qofkii calanka somalia ku dhex xirta hargeisa dhagax halagu dilo ayaa laga Hayaa Fanaanada Sahra Halgan oo ka Tirsan Fanaaniinta Soomaliland

Waa hadalkii ugu Adkaa oo Qof Fanaan ah ka soo Yeero iyadoo la wada ogsoon yahay in Dhulka Soomaliland lagu dhex wato Calanka Etoobiya iyo Calamo kale oo Aduunka ah

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here