Faransiiska ayaa maanta oo Axad ah u codeynaya wareegii ugu dambeeyay ee doorashada baarlamaanka dalkaasi oo lagu soo doorano ilaa Shan boqol todobaatan iyo todobo kursi oo Golaha Shacbiga ah.

Xisbiga liberaalka ee uu aasaasay madaxweyne Emmanuel Macron ayaa raadinaya inay ku guuleystaan aqlabiyadda baarlamaanka qaranka.

Xisbiga liberalka ayaa tartan adag kulajiro isbahaysiga mucaardaka ah ee uu hogaaminayo Jean-Luc Melenchon.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here