Magaceygu Waa Mohamed Sh.Osman (Jawaari) , Wax badan ayaan Qaranka U Sheqeeyay , Farxadiina iyo U Adeegidiina ayaa Wax Walba iiga Muhiimsanaa , Waan Jeclaa Inaan idiinla Siijoogo , 😭😭😭…….

Waxaa Laga Yaabaa inaan Ka Kaco Xanuunkaan Ama Aan Ku dhinto Waayo Dhimashada Waa Mid Qof Walba Ku Xukuman tahay in Uu Maro Allow Khaatumo Suuban.,

Waan Ogahay in geerida Xaq tahay Qof Walbane Camalkiisa Ka Horeeyo Qabriga Wehel Kale Ma leh Aan Ka aheeyn Camalkaaga Wanaagsan ,

Xanuunkan Inaan Ka Kacayo Uma Maleeyn doono , Xanuuno badan ayaan La Soo Kulmay Lkn Kan Waxaa uu iigu Muuqdaa Kaan idiinkaga tagi lahaa Qabrigana idiin Kaga Hormari lahaa

Lkn Fursad ayaan haystaa Taas Oo ah Mid aysan Cid Walba heli Karin Marka laga reebo Qof ay umaddiisa Aad I Jecel yihin Sideeyda Oo Kale Waana Hubaa inaad i jeceshihiin
furaadda Aan Qalbiga Ku riixda ayaa Ah
😭😭😭😭😭😭😭Ducadiina😭😭😭😭😭👇

Walaal Maanta Ducadaada ayaan U
baahanahay Iisoo Duceeya Waa Xildhibaankiina Oo isbitaal gudihiisa Ku jira.Aan Awoodin In Uu Idiin Soo Horfadhisto😭

👉Waa Arbaco ah Khamiis Soo galeyei Si Naxariis Ku jirto Ugu duceya Maanta ayuu Duco idiinkaga baahan yahay. Siina faafi si ay dadkale Oo tiro badan ugu Soo duceyaan.😭

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here