
Farmaajo:📞 Hello Rooble
Rooble: Hello Madaxwayne, hadda shir ayaan ku jirnaa golaha wasiirrada guddiga nadaafadda ayaan dhisaynaa, wax daran miyaa jira?
Farmaajo: 16 Maalmood ayaa ii dhiman ee maxay tahay guddiga nadaafadda ee aad ka sheekeeynaysid, aaway guddigii doorashada ?
Rooble: Madaxwayne maxaan qabanaa hadde meel aan wax u dhaqaajino ma soo heshay?
Farmaajo: Adiga soow kuuma dirin howshaas?
Rooble: Madaxwayne raggii sadexda ahaa soowtaan isugu yeeray oo aan u sheegay intaad i tiri ku dheh?
Farmaajo: War kuguma soo celin miyaa?
Rooble: Maalintii aan wadahadalay kedib isma arag, Qoorqoor keliya ayaan is maqalnaa.
Farmaajo: Qoorqoor keliya ?
Rooble: Haa, adiga Deni & Axmed Madoobe war maka heshay?
Farmaajo: ☎️
Rooble: Hello..Hello .. Hello Madaxwayne…