HomeWarkiiFarmaajo " Dowladu waxay Shariif ula dagaashay sidii Caddowgii"

Farmaajo ” Dowladu waxay Shariif ula dagaashay sidii Caddowgii”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynayaashii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Muqdisho ku qabtay shir wada-jir ah oo ay kaga hadlayeen xaalada Dalka iyo khilaafaadka kala dhexeeya Dowlada Somalia.

Farmaajo oo hadal ka jeediyay goobta ayaa eedo kala duwan u jeediyay Madaxweyne Xasan iyo Dowlada uu hogaamiyo isagoona sidoo kale carabka ku dhuftay in sidii cadowegii ay ula dagaalameen Madaxweyne hore Shariif.

” Dowladu Shariif waxay ula dagaashay sidii Caddowgii”ayuu yiri Madaxweyne hore Maxamed C/laahi Farmaajo oo sidoo kalana xusay in Madaxweyne Xasan dalka gaarsiiyay inuu Trump dhaho Somalia dawlad malahaan, ciidan malahaan Police malahaan,Amni kama jiro,wax ka jira malahan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -