Intaan hadii uu diiday Farmaajo wuxuu rabo ha sameeyo ama baarlamaan muddo iigu dara ha yiraahdo ama ha dagaalamo waxaan arki doonaa halkii ay la gaarto & waxa la celcelinaayo.

1. In Baarlamaanku noqdo kusime.

2. In Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday qoro warqad uu ku cadeynayo in uu kusime yahay.

3. In xukuumaddu noqoto xil gaarsiin oo aysan qaadan qaraaro mustaqbalka sameyn yeesha.

4. In beesha caalamka damaanad qaade ka noqoto heshiiska dowladda dhexe iyo maamul gobaleedyada.

5. In shaqada laga fariisiyo taliyayaasha ciidammada ee qeeybta ka ahaa weerarkii 19 February Muqdisho ka dhacay ee loo geystay madaxweeynayaashi hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here