Farmaajo Inta Uusan Madaxweynaha Noqon Muxuu Ka aaminsanaa kiiska Badeena Soomaliya iyo Kenya

0

Farmaajo Inta Uusan Madaxweynaha Noqon Muxuu Ka aaminsanaa kiiska Badeena Kenya Muranka Gelisay Dhegeyso Jawaabaya uu bixiyo Ma afhayeen. Uu U ahaa .kenya

Mar la weydiiyay su’aal aheyd halka uu ka taagan yahay dacwada baddeena. Kenya Muranka Gelisay Ee taal Maxkamada Cadaalada Caalamka waxaa uu ku jawaabay:-

1- In Kenya ku andacooneyso heshiiskii MoU is fahan in la gashay dowladdii Somaliyed welina uu jiro heshiiska (Ogow Farmaajo waxaa uu dafiray in Golaha Shacabka 2009 ay cod aqlibiyad ah ku diideen heshiiskaa oo uu noqday waxba kama jiraan)

2- In Kenya ay ku andacooneyso in aysan Maxkamada awood & xaq (Jurisdiction) u laheyn in ay gasho dacwada (Ogow Farmaajo waxaa uu dafiray in Maxkamadda Cadaalada Caalamka ay 2015 kii tiri waan u leenahay xaq oo waan geleynaa dacwadda, gashayna).

3- In la weydiiyo Madaxweyne Xasan Shiikh ha la weydiiyo. (Ogow caruurta 5 jirka ah xitaa waxa ay dhihi lahaayeen baddeena Somaliya Anaga ayaa leh)

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here