Mar hadii Puntland iyo Jubaland jawaab cad ka bixiyeen Wiiftadii xalay saqdii dhaxe Farmaajo soo gamay, si aan ganbasho lahayna u sheegeen in Farmaajo caqabad ku yahay dadaalada xalka loogu raadinayo caqabadaha ku hor gudban geeddi socodka qabsoomidda doorashada!

Ma laga yaabaa Farmaajo in uu garwaaqsado talo xumada iyo tabar yarida uu kulansaday sidaas daraadeedna uu iska dhaafo ku garab orodka RW Rooble, si waqti loo siiyo wadahadalada Musharaxiinta, mudaharaadka maalinta Sabtiga, shir ku qabsooma jawi deggan iyo doorasho la isla ogolyahay oo dalka ka dhacda?

Hon. Mahad Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here