
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay wariye C/jaliil Cusmaan wuxuu kaga hadlay arinta guriga ay shacabka Soomaaliyeed u dhiseen xili maanta la xarig jaray gurigaasi markii la dhameeyay shaqadii dhismaha.
Guriga waxaa laga dhisay Deegaanka Ceel-Jaalle ee hoos taga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose halkaasoo maanta laga daah-furay halkaasoo ay isugu yimaadeen shacab badan.
” Waxaa isoo wacay Madaxweyne Xassan Sheikh oo igu yirri, dhismaha gurigaada iyo ololloha socda naga jooji shaqooyinkii dowlada ayuu buuq nooga furaye” ayuu
Maxaa kaga baxay hadalka Madaxweynihii hore Farmaajo.
lacagta la soo ururshay sida la sheegeyna waxay noqotay 300 kun oo Dolar waxaana lagu dhisay guriga $295-Kun oo dollar.
Hadalkaan uu Farmaano ku sheegay in Madaxweyne Xasan isaga uu ku yiri walaalow naga jooji howsha guriga Shaqadii dowlada ayuu saameeyn ku yeeshee iyo sawirada guriga ayaa maanta qabsadahay baraha bulshada.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM




