Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ” Tacaddiga iyo jirdilka loo geystay dadka waayeelka ah ee lagu barakiciyey Suuqa Siinay waa mid dhaawacaysa kalsoonida shacabka ee ku aaddan dowladnimada, waana fal ay tahay in sida uga adag looga jawaabo.”

