HomeWarkiiFarmaajo muxuu ka yiri qalalaasihii maanta ka dhacay Xamar

Farmaajo muxuu ka yiri qalalaasihii maanta ka dhacay Xamar

Madaxweynihii hore ee Somalia Xildhibaan Maxamed C/lahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray qalalaasihii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Warsaxaafadeedka Farmaajo ayaa sidan u qornaa:-
Bulshada birmo-gaydada ah ee maanta ay ciidamada dowladdu ku weerareen degmada Hodon, dadka lagu dhex dilay hoygooda, dhallinyarada, haweenka iyo ilmaha hubka culus loo adeegsaday waa arrin murugo badan oo dhaawacaya kalsoonida shacabka ee dowladda.
Ciidanka Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah ilaalinta nafta iyo hantida muwaadiniinta, sidaas awgeed waxaan ka digayaa in ay cabashada dadweynaha uga jawaabaan xabbad iyo dhiig daadin.
Alle waxaan naxariistiisa Janno u weydiinayaa dhammaan dadka birmo-geydada ah ee maanta ku naafwaayey dagaalka ka dhacay Degmada Hodon, waxaanna caafimaad degdeg ah u rajaynayaa dadka ay soo gaareen dhaawacyadu.May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -