HomeWarkiiFarmaajo muxuu kala hadlay Safiirka Turkey

Farmaajo muxuu kala hadlay Safiirka Turkey

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa goor dhaw bartiisa Facebook ku baahiyay inuu kulan la qaatay Safiirka Turkey u jooga Somalia.

Qoraalka uu Farmaajo kaga hadlay kulanka oo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-

Waxaan kulan mirodhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabbilsan dalkeenna, Danjire Alper AktaÅŸ, oo igu soo booqday hoyga aan ka deggenahay Muqdisho.

Daljiraha waxaan ka wada hadalnay xaaladda siyaasadda, amniga iyo sidii loo xoojin lahaa kobcinta maalgashiga dalka. Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu naga dhexeeyo xiriir soojireen ah ayaan ku bogaadiyey taageerada ay mar walba u muujiyaan dalkeenna.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -