Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raage, Wasiirka Amniga Xukuumadda Xil gaarsiinta ah Xundubeey oo wakiil ka ah Farmaajo ayaa wada dadaalo ay Ciidanka uu uga dhaa dhicinayaan in aysan Saxafadda la hadlin.

Saraakiil Millateri ah oo ku sugan Geed Timirka oo halkaas fadhiisin ka sameystay ayaa ii sheegay in Odowaa uu u sheegay Saraakiisha hoggaaminaya Ciidamada in Farmaajo uu oggolaaday in uu ka laabto Muddo Korarsiga ayna dib ugu laabtaan xeryahooda.

Xogaha qaar ayaa sheegaya in Saraakiisha hoggaaminaya ciidankaaan ay Odowaa u sheegeen in inta aysan laaban kahor go’aankooda uu shaaciyo Farmaajo in uu ka laabtay muddo korarsiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here