Madaxweyne Farmaajo oo goordhow xilka ka qaadi doona Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Shuute.

Arrintaan hadeey dhacdo wallee Farmaajo warkiisa waa cad yahay markaas. Inuu kasoo horjeedo kiiska Ikraan Tahliil

Sidee u aragtaa hadii uu go’aankan culus qaato Madaxweyne Farmaajo?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here