Xog: Farmaajo ayaa qorsheenaya inuu xilka ka qaado guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish oo ay isku qabteen boob ku socda dhulalka danta guud ee ku yaalla Muqdisho kuwaas oo dad heysta warqado ka soo baxay gobolka Banaadir ay sheeganayaan milkiyadda dhulalka la boobay.

Cumar Finish ayaa wararku sheegayaan inuu ka hor yimid wareegtadii Farmaajo ka soo baxday dhawaan ee lagu mamnuucyay bixinta dhulalka dowladda.

Haddaba Farmaajo ma leeyahay Awood sharci uu xilka uga qaado Cumar Finish?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here