HomeWarkiiFarmaajo "Xasan Sh. wuxuu is leeyahay Farmajaba sanad-buu ku darsdee adna ku...

Farmaajo “Xasan Sh. wuxuu is leeyahay Farmajaba sanad-buu ku darsdee adna ku darso laakiin..

Madxweynihii hore ee Somalia Maxamed aC/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay dagaalada Muqdiaho ka socda maalintii labaad oo xiriir ah.

“Weerarka uu Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday xalay uu ku qaaday hoyga madaxdii hore ee dalka iyo dagaalka uu ka wado caasimaadda Muqdisho waa fal halis ku ah dowladnimada, nabadda iyo xasilloonida caasimadda,”ayuu yiri Farmaajo

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in talaabada Madaxweyne  Xasan muujinayso heerka uu gaaray damaca gurracan ee Madaxwaynihii hore oo awoodda dowladnimada u adeegsanaya xukun maroorsi iyo afduubka masiirka ummadda Soomaaliyeed sida uu warka u dhigay Farmaajo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -