HomeWarkiiFasaxa xldhibaanada iyo soo xiritaanka kalfadhiga 6-aad ee baarlamaanka 

Fasaxa xldhibaanada iyo soo xiritaanka kalfadhiga 6-aad ee baarlamaanka 

War ka soo baxay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in maalinta berito ah  22-ka Bisha June uu si rasmi ah u xirmayo kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka labadiisa Aqal.

Warka gudoonka waxaa sidoo kale lagu cadeeyay in xildhibaannada la fasaxi doono ilaa bisha Agoosto ee sanadkaan.
Kalfadhiga 7-aad wuxuu si rasmi ah u furmi doonaa 22-ka bisha Agoosto insha Allaah markaasoo shaqada ay dib ugu soo laaban doonaan xildhibaanada.
May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -