HARGEYSA (DAYNIIILE.COM)-Siyaasiga caanka ah ee reer Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay ineysan suuratal ahayn in Magaalo ay noqoto Maamul Goboleed.

” Reer Laascaanood waxaan leeyahay Magaalo ma noqo-karto maamul suurtagal-na maaha”ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

Advertisement

Siyaasigaan wuxuu intaasi ku daray inaaney macquul ahayn in Laas-caanood ka go’do Somaliland inteeda kale.

Garaad Jaamac ayuu uga digay inuysan dadkiisa u horseedin burbur waa sida uu warka u dhigay Gudoomiyaha Xisjiga mucaaradka UCID.

Haddaba halkaan ka daawo faahfaahinta warka Faysal Cali waraabe isagoo muuqaal ah:-

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleHay’ada Maareynta Masiibooyinka oo shixnad gar-gaar ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir+Sawirro
Next articleTaliyaha Ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey Dagaaladii ka dhacay Gobolada Dalka qaarkood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here