Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland UCID Faysal Cali Warabe ayaa sheegay in uusan diyaar u ahayn in uu haatan wareejiyo Xilka Gudoomiyenimo ee UCID.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xiligaan uu mar kale u tartami doono doorashada asaga oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

Sidoo kale Feysal ayaa ku dhawad 20 sano waxa uu soo hogaaminayay Xisbiga UCID, waxa uuna marar badan ku guul dareestay doorashooyin ka dhacay Dalkaasi

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here