HomeWarkiiFBI-da oo xabsiga dhigeen Nin Masar u dhashay oo Mareykanka ku weeraray...

FBI-da oo xabsiga dhigeen Nin Masar u dhashay oo Mareykanka ku weeraray Yuhuuda

Boulder, CO - authorities have arrested a suspect by the name of Mohamad Soliman in connection with te*rror attack.BOULDER(DAYNIILE.COM)-Kooxo banaan bax ka dhigayay dalka Mareykanka ayaa la soo sheegayaa in dab la qabadsiiyay, waxaana goobta soo gaaray FBI-da Mareykanka kuwaasoo durba dad u qabtay falkaasi.

Falkaan wuxuu ka dhacay  magaalada Boulder ee gobolka Colorado ee dalka Maraykanka kadib markii ay halkaasi banaan bax isugu soo baxeen kooxo dalbanayay in la sii daayo maxaabiista ciidamada Yuhuuda ee lagu hayo marinka Gaza.

Sida BBC-du sheegay dabka waxaa ku dhaawacmay ilaa 6 ruux, FBI-da ayaa ku eedeysay falkaani inuu ka dambeeyo nin u dhashay dalka Masar oo dal ku galkiisii mareykanka uu ka dhacay 2023-kii.

FBI-da ayaa falkaan ku sheegay inuu noqon karo  fal argagaxisanimo xili uusan wali ka hadlin ninka masar u dhashay oo magaciisa lagu  Maxamed Sabry Soliman islamarkaana ah  45 jir.

Dhanka kale warbaahinta reer Galbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa ninkaani Masriga ah ee 45 jir-ka ah waxay sheegayaan inuu ku qeylinayay markii weerarka fuliyay ereyo ay ka mid yihiin Falastiin xor ah,sidoo kale waxay ku sheegeen inuu bambooyin ku tuuray yuhuudii iyo mareykankii banaan baxayay.

Sidoo kale wararka ayaa tilmaamaya in dadka uu weeraray ay ku guda jireen y kulan toddobaadle ah oo xubnaha bulshada Yuhuuda ay ku yeesheen gobolka Colorado ee dalka Mareykanka.

Booiiska ayaa ugu dambeyn xirey Mohamed Soliman, oo lagu eedeeyay weerarka Yuhuud nacaybka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMUS: Who's Mohamed Sabry Soliman, Colorado Suspect Who Threw Molotov Cocktails At Pro-Israel Rally

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -