Feysal Cali Waraabe oo ka Hadlay Xasarada laga Qaaday

0

Guddiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland, ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay maanta inay kalsoonidii kala laabteen Guddoomiyaha Xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe iyagoo ka dalbaday guddiga diiwaan-gelinta xisbiyada inay si rasmi ah uga qaadan xasaanada.

Guddiga ayaa ku eedeeyay Feysal Cali Waraabe ku eedeeyey inuu jabiyay qodob dastuuri ah oo ka hor imaanaya midnimada iyo wadajirka Somaliland.

Faysal Cali Waraabe ayaa eedeymahaasi ku tilmaamay kuwo la been abuuray, isagoo ku dooday inuusan jebin qodob dastuuri ah, eedeynta noocaas ahna laga leeyahay dano siyaasadeed oo gaar ah.

“Madaxweynaha Somaliland ayaan la xiriiray saaka markii ay eedeymahaasi ii soo jeediyeen guddiga, wuxuunu balan qaaday inuu xaalada taagan geli doono” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

Guddoomiye Faysal ayaa Xildhibaanada xasaanada ka xayuubiyay ku tilmaamay kuwo raadinaya muddo kororsi aan sharci aheyn.

Siyaasiga Feysal Cali Waraabe ayaa inta badan jeediya hadalo aan loo meel-dayin oo madaxda Somaliland qaarkood ay rumeysan-yihiin inay abuuri karaan khatar siyaasadeed iyo xasaasiy

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here