FILIN FLOP AH LACAGTA LA QABTAY

Filim Qurux badan bey inoo jileen kooxda Farmaajo. Waxaa igu soo dhacay brobogando ay kol dhoweyd fidiyeen oo aheyd doon 200 milyan dollar sida ayaa ciidamada xooga dalku ku qabteen xeebta Ceelmacaan ee duleedka bari ee Muqdisho ee Hirshabele. Taas oo ay cadeynteda soo bandhigi waayeen. Balse lagu daboolayey arinkii dhuusamareeb ee uu Farmaajo ka soo cararay weji gabaxeeda.

Haatana waxaa Garoonka la geeyay lacag copy 2019 ah oo la yiri meel ay ka timid iyo meel ay u socotay lama yaqaan. Shaqsi Ay dhalashadiisu tahay Aljerian ayaa loo qabtay. Aan is weydiino dayuurad wax saaran oo aan last destination iyo departure aan laheyn miyaa jiri kara.

Hadaba ujeedadu waa in lagu demiyo oo lagu daboolo xasarada siyaasadeed ee haatan taagan. Qaraxyo ayaa lagu demin jiraye hadiiba aad lacag inooga dhigteen waad roon tihiin. CBB Emirates ayaa laga keenay bey yiraahdeen. Yaa u sheegay booliskuba ma shaacine Taas oo cadeyn u ah shakiga laga qabo xaqiiqada arintaa

Filim waqtigiisa la soo dhaafey jileen oo flop ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here