Full VIDEO Maamulka Hirshabelle oo sheegay in tvga dayniile uu Noqday warbaahintii ugu horeysay ee u soo gurmad

Qaar ka mid ah maamulkam iyo howlwadeenada Tv ga Dayniile oo iskood isku abaabubashay isla markaana kasoo jicitamay magalada Muqdsho ayaa deeq iskugugu jirta rashiin dhar iyo macuun Bustayaal gaarsiiyey dad kii ka soo barakacay biya baxdadii uu sameeyay wabiga shabelle gaar ahaan dadka ku nolla magalada baadweyne

waxaana wijiga lawaad ee deeqdan ka faa ideestay in kabadan 200 oo qoys

nimca hussien osmaan oo ka mid ah wariyayaash Muqdisho  ahna laf dhabarka ee howshan soomaalinimada u waday xiligigii uu soo bilaabmay fatahaada wabiga shabell ayaa umahd celisay cid walba oo ku dhiiritay in lagarab istaago walalaha soomaaliyeed ee sameynta ku yeeshay fatahada wabiga

Axmed Sheeq Cali kalaay oo isagana qayb wayn ka qaaty howshan gurmadka ayaa madasha ka hadlay

wasiirka wasarada dib u hishiisiinta iyo dib u dajinta dowlad goboleedka hirshabelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa shaaca ka qaaday in tvga dayniile uu Noqday warbaahintii ugu horeysay ee u soo gurmadka Fatahaada uu sameyey Wabiga Shabelle gaar ahaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064