HomeWarkiiGaadiid Dagaal oo Axmed Madoobe uu direy oo gaaray Mandera si ay...

Gaadiid Dagaal oo Axmed Madoobe uu direy oo gaaray Mandera si ay Balad-xaawo u weeraraan

MANDERA (DAYNIILE.COM)-Xog aan helnay ayaa sheegeysa in ciidamo iyo gaadiid dagaal oo axmed Madoobe uu direy ay gaareen deegaano ma tirsan Ismaamulka Mandera ee hoos taga Dalka Kenya .

Ciidamadaan ayaa xoojin u ah kuwo hore halkaasi mudaba ugu sugnaa si ay u weeraraan Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Geddo oo aad ugu dhaw Mandera.

Isku daygaan ayuu Axmed Madoobe ku doonayaa inuu mar kale ku laabto Magaalada Balad-xaawo oo dhawaan ciidamada Dowlada Somalia ay dagaal uga soo saraeen.

Ciidamadaan oo culeys kale ku ah dadka reer Mandera oo awalba ka cabanayay kuwii hore u joogay ayaan la ogeyn xiliga ay gaari karaan Magaalada Balad-xaawo ee Gobolka Geddo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -