Gaari booyad ah waliba nuuca shidaalka qaada ah ayaa maanta lagu qarxiyay xaafada waxara-cadde ee Magaalada ee Muqdisho kaasoo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya inaaney jirin wax dad ah oo dhibaato ay ka soo gaartay gaarigaasi oo ku basbeelay nawaaxiga jag-boyntiga looga leexo qabuuraha Muqdishio ee xaafada waxara-cade degmada Heliwaa.

Advertisement

kooxaha dab damiska ayaa ku guuleystay inay bakhtiijiyaan gaariga oo gabi ahaanba wax raja ah aan lahayn madaama
dabku si xun u gubay.

maalin ka hor ayay ahayd markii gaari Noah ah sidaan oo kale degmada heliwaa loogu qarxiyay,kaaso ay leedahay isla shirkada Hormuud.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 peopleMay be an image of fireMay be an image of 1 person and fireMay be an image of fire and textMay be an image of fire

Previous articleDEG DEG: Qarax goor dhaw ka dhacay Muqdisho
Next articleDuqeyn lagu dilay Ajaanib Alshabaab ka mida oo laga fuliyay Degmada Sablaale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here