Gaari ayaa waxaa la jiirsiiyay dad u debaaldegayay Ciidda Masixiiga oo ku sugnaa gobolka Wisconsin ee waddanka Mareykanka, iyadoo halkaasna ay ku dhinteen ugu yaraan shan qof.

In ka badan 40 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerrarkaasi, waxayna sheegeeen Bool.iiska in ay wadaan baaritaan.

Sidoo kale Booliska magaalada ay dhibaatada ka dhacday ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen qofka laga shakisanyahay inuu weerrarkaasi gaystay.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here