Raisal wasaarihii ku xigay farmaajo ahaana Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale weerar ku qaaday Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee farmaajo.

Waxa uu sheegay Gaas in Farmaajo uu ku guul darreystay qabashada doorasho loo dhan yahay, isla-markaana dalka uu galiyey xaalad hubanti la’aan ah.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday qalalaasihii ka dhacay magaalada Muqdisho, wuxuuna tilmaamay inay muujinayaan sida uu usoo gaabtay mustaqbal siyaasadeed ee Farmaajo.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here