Cadoow Deeq oo ah nin la dhashay Gaashaanle Mukhtaar Xasan Tifow oo ku magacdheer ‘Shaah-macabe ayaa wareysi uu siiyay BBC-da laanteeda afka Soomaaliga wuxuu baaq ugu diray Dowlada Somaaliya.

Ninkaan ayaa si gaar ah uga codsaday madaxweynaha Soomaaliya oo weli ku sugan magaalada Dhuusomareeb si ay warbixin uga siiyaan xaqiiqada halka uu ku danbeyo walaalkiis..

Advertisement

Shaanle Shaah-macabe walaalkiis wuxuu carabka ku adkeeyay inaysan Dowlada ka hayn wax warbbxin ah haba yaraatee.

Ninkii waa la raadshay iyo lama raadin midna lama dhihin,sidoo kale ninkii waa dhintay ama waa noolyahayna kama hayno,”ayuu yiri Cadoow Deeq.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Xasan oo maanta qaatay kaarka aqoonsiga Dadweynaha.
Next articleCulumaa’udiinka Ahlu-Suna “Anagaa tusnay Soomaali in Al-shabaab lala dagaali karo”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here