Gabar 5 Jir ah oo magaalada Muqdisho lagu Kufsaday iyo Danbiilahii uu Baxsaday

0

Gabar 5 sanno jir ayaa lagu kufsaday xaafadda Faanoole oo ka tirsan degmada Kaaraan ee magaaladda Muqdisho, sida ay waalidiinteeda oo la hadlay warbaahinta Universal xaqiijiyeen.

Aabbaha dhalay gabarta la kufsaday ayaana ka codsaday laamaha ammaanka ee dowladda in ay cadaalad hesho gabartiisa, Sidoo kalena eedeysanaha falka geystay oo baxsadayna lasoo qabto.

Soomaaliya ayaa waxaa ku soo badaniyo Kufsiga taana waxay u baahanyahay in Sharci adag laga soo saaro

Magaalada Muqdisho ayaa Asbuucaan waxaa ka dhacay dhowr Kufsi

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here