HomeWarkiiGabar saqiir ahayd oo kufsi iyo dil loogu geystay Magaalada Cadaado.

Gabar saqiir ahayd oo kufsi iyo dil loogu geystay Magaalada Cadaado.

CADAADO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay uu halkaasi ka dhacay fal muragadiisa leh markii gabar yar oo saqiir ah lagu kufsaday Magaaladaasi.
Kufsiga oo lagu sheegay mid wadareed ayaa ugu danbeyn gabadhaasi saqiirka ahayd intaas loogu ekeyne nafta lagu sii dhaafiyay oo ceeji ayay kaw uga siiyeen.
Ciidamada Booliiska Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa la soo sheegayaa inay falkaani u qabteen dhowr eedeysane oo lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen kufsigaasi,waxaana socda baaritaan dhameystiran.

Booliiska ayaa ku dadaalaya sidii ay cadaalad ugu heli lahaayeen gabadhaasi saqiirka ahayd iyo waalidkii dhalay si sharciga loo hor keeno danbiilayaasha kufsi wadareedka ku kacay.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -