HomeWarkiiGacan ku dhiiglayaashii Degmada Wallawayn Odeyga ku gubay oo dil lagu xukumay

Gacan ku dhiiglayaashii Degmada Wallawayn Odeyga ku gubay oo dil lagu xukumay

Maxkamada Ciidamada ayaa ugu danbeyn dil toogasho ku xukuntay gacan ku dhiiglayaashii dhawaan Degmada Walaweyn ku gubey Odey sida la sheegay madaxa looga jirey iyo kuwii dil wadareedka u geystay dadkii xoola dhaqatada ahaa.

Sidoo kale qaar ka mid ah eedeysanayaasha ayaa 5 sano oo Xabsi lagu xukumay,sidoo kale qaar isla degmadaasi dilal ka geystay ayaa iyagana dil lagu xukumay,sidoo kale kuwo maqanayaal ah ayaa dil lagu xukumay.

Maxkamada waxay sidoo kale xoriyadooda siisay qaar ka mid ahaa eedeysanayaasha markii lagu waayay dacwadii loo heystay.

Haddaba halkaan ka daawo xukunka maxkamada sida u u dhacay:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -