Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa booqday Magaalada Laas-caanood ee xarunta Maamulka cusub ee SSC Khaatumo isagoona halkaasi soo dhaweyn wanaagsan ka helay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-cali.
Labada Masuul ayaa shirka ay yeesheen waxay isla fahmeen labada dhinac inay iska kaashtaan wax kasta oo danahooda ah gaar ahaan dhanka horumarada.Qodobada ay ku heshiiyeen waxaa ka mida inay sidoo kale  iska kaashadaan dhanka dhaqaalaha,arimaha bulshada iyo ganacsga intaba.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa uga mahadceliyey Madaxweynebv xigeenka Galmudug booqashada uu ugu yimid reer SSC Khaatumo,sidoo kale Cali Saciid ayaa isna shacabka reer Laas-caanood uga mahadceliyay soo dhaweynta ay u sameeyeen.
Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee taga Laas-caanood marka laga reebo Puntland oo darisna la ah isbahaysina uu ka dhaxeeyo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 2 people and dais
May be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people, people smiling and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, beard, smiling and glassesMay be an image of 4 people and crowdMay be an image of 6 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 people and crowdMay be an image of 6 people, car, road and textMay be an image of 3 people and text
Previous articleAfar nin oo aano qabiil xalay loogu laayay duleedka Dhuusa-mareeb
Next articleSawir qaade caan ah oo isaga cararay Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here