BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Caawa halkaasi lagu dilay nin ganacsade ahaa.

Kooxo hubeysan ayaa xaruntiisa Ganacsi ku dhex toogtay Ganacsadaha kadibna way baxsadeen.

Advertisement

Sidoo kale qaraxyo loo adeegsaday Bambooyinka gacanta ayaa lagu weeraray guriga Wasiirka amniga Maamulka Puntland,lama soo sheegin khasaare ka dhashay.

Hay’adaha amniga Puntland wali wax wara kama soo saarin weeraradaan kala duwan oo ay macquul tahay inay Alshabaab ka danbeeyaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleFaahfaahino dheeraad ah oo laga helayo Saraakiisha lagu laayay xerada Gordan
Next articleMadaxweyne Xasan oo Caawa Isbitaal Digfeer ku booqday saraakiishii Imaaraadka ee ku soo dhaawacmay toogashadii xerada Gordan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here