Ganacsade goor dhawayd lagu Dilay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland.

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Goor dhawayd ay  Toogasho ka dhacday Magaalada Garowe Caasimada Puntland.

Ciidamo hubeysan oo ah Canshuur-qaadayaal katirsan wasaaradda Maaliyada ee Puntland ayaa dilay Marxuum Cabdulqaadir Siciid Aw Yuusuf, oo kamid ahaa ganacsatada iyo waxgaradka magaalada Garoowe.

sidoo kale  Askartan falka geysatay ayaa doonayay in ay Ganacsato kale xoog kaga qaadaan lacag ay sheegeen in ay tahay Canshuur lasoo amray,Wxaana la sheegay in in la qabtay askarigii Dilka geestay.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here