Ganacsatada Cadaado o diiday bixinta canshuur ay ku soo rogtay Wasaarada Maaliyadda   Galmudug.

0

Magaalada cadaado Waxaa Maanta Inta badan  xiran goobaha ganacsiga  ,kaddib markii ganacsatada ay ka biya Diideen bixinta  lacagaha   canshuurta ah oo ay kusoo rogtay Wasaarada Maaliyadda  Maamulka Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya Ganacsatada Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay dhigeen dibadbax ay uga soo horjeedaan lacagaha ay kusoo rogtay Wasaaradda Maaliyadda Galmudug, iyaga oo inta badan xiray goobahooda Ganacsiga.

Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Cadaado ee banaanbaxa sameeyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen inay kasoo horjeedaan lacagta ay ku amartay Wasaaradda Maaliyadda Galmudug, isla markaana aysan awoodin.

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here