Xubin sare oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ee Congress-ka ayaa ku boorriyay Mareykanka in uu ka jawaabo warar sheegaya in Shiinaha uu tijaabiyay gantaal kuwa xawaaraha dheereeya ah.

Mike Gallagher ayaa sheegay ayaa sheegay in haddii Washington ay kusii adkeysato mowqifka ay hadda taagan tahay ay muddo toban sano gudahood ah ugu guul darreysan doonto dagaal qabow oo cusub oo ay la gasho Shiinaha.

Gantaalka uu Shiinaha riday ayaa la sheegay inuu adduunka ku dul wareegay ka hor inta uusan abaarin Meesha uu bartilmaameedkiisa ahaa.

BBC

Office Nairobi kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here