War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda ayaa waxaa loogu digay dadka ku howlan boob iyo ku-xadgudubka dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed- gaar ahaan Xaruntii Adeegga Ardayda iyo Gurigii Raktarka Jaamacadda oo ku yaalla Degmada Hodan.

