Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug

Garoonka oo bilihii la soo dhaafay u xayirnaa burbur iyo waxyeelo soo gaartay ayaa waxaa dayactiray Ganacsade Liibaan Ahmed Hassan oo ka mid ah Ganacsatada deegaanka.

Advertisement

Wasiirka Kalluumaysiga XFS Axmed Xasan Aadan,wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Alcadaala, Senator Duniyo ,Xildhibaan Dhabancad, Wasiir ku xigeenka Howlaha guud XFS iyo masuuliyiin kale ayaa dhammaantood dhiiri galiyey dib u dhiska garoonka.

XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA

Previous articleSh.Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashj C/llaahi oo gaareen Dhuusa-mareeb+Sawirro
Next articleDowlada Itoobiya oo guul ka sheegatay Dagaal dhawaan ay la galeen Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here