Garoonka Diyaaradaha Maxamed Khanyare ee Degmada Dayniile oo 14sano ka dib maanta ka Duushay Diyaarad

0

Degmada Dayniile oo ka tirsan 17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa sameysay horumar dhanka Dhaqaalaha taa oo sabab looga dhigay Ka hool galida maamulka Adag ee ka jira halkaa

Degmada ayaa horay u soo jiidatay shacabka Gobolka Banaadir kuwaa oo u dalxiista xiliyada fasax ay lee yihiin

Maamulka Degmada Dayniile ayaa how galiyey Eraboorka Degmadaas uu horay u hir galiyey Maxamed Khanyare Afrax oo halkaa Fariisan u aheyd dhowrsano

Maanta oo Taariikhdu tahay 14.8.2020 ayaa Garoonka Diyaaradaha Maxamed Khanyare ee degmada Dayniile ka bilaawday Dulimaadyo toos ah isaga kala gooshay Gobolada Dalka Soomaaliya

Dulimaadkii maanta Duulay ayaa ku wajahneyn Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed

Shacabka ku Nool degmada Dayniile ayaa aad u soo dhaweeyey hora marka uu ku talaabsaday Gudoomiye Jacfar iyo Maamulkiisa

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here