HomeCiyaarahaGarsoore Cumar Cartan oo Caawa taariikh ka sameeyay Dunida kadib markii uu...

Garsoore Cumar Cartan oo Caawa taariikh ka sameeyay Dunida kadib markii uu dhexdhexaadiyay kulanka final-ka ee UEFA Super Cup.

Garsooraa Soomaaliyeed Cumar C/qaadir Cartan ayaa Caawa taariikh ka sameeyay Dunida kadib markii uu dhexdhexaadiyay kulanka final-ka ee UEFA Super Cup.

Cumar Cartan wuxuu noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Afrikan ah  ee garsoora kulanka final-ka ee UEFA Super Cup oo ah tartan kubada cagta kooxaha Qaarada Yurub.

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabulqaadir Cartan waxaa xusid mudan in  loo doortay inuu ka mid noqdo garsoorayaashii Koobka Adduunka ee sanadkan, balse laga hor istaagay inuu galo dalka Mareykanka.

.kooxda Reer Faransa ee PSG waxay caawa ku badiyeen 2-1 oo ay uga adkaadeen kooxda reer Britain ee Aston Villa ,PAG markii labaad oo xiriir ah ayay qaadee  koobka UEFA Super Cup.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -