HomeCiyaarahaGarsoore Cumar Cartan oo loo xushay ciyaaraha aduunka U20 2025

Garsoore Cumar Cartan oo loo xushay ciyaaraha aduunka U20 2025

CAMPALA (DAYNIILE.COM)-Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Garsooraha Soomaaliyeed ee heer Caalami Cumar Cartan lagu daray garsoorayaasha dhex dhexaadin doona koobka aduunka U20 2025.

Sidoo kale liiska waxaa kula jira garsoorayaasha kale ee kala ah Gilbert Cheruiyot oo Kenya ah,Abelmiro Montenegro (São Tomé ,Príncipe), Khalil Hassani oo Tunis) ah ,Eric Ayimavo (Benin), Lahsen Azgaou (Morocco,iyo Mostafa Akarkad Morocco.

Garooraha Soomaaliga ayaa hore u soo dhex dhexaadiyay kulamo waa weyn oo qaarada afrika ka ka dhacay taasoo aad usoo jiidatay xiririka kubada cagta Africa ee CACAFA sida wanaagsan ee qibrada leh ee garsoore Cumar Cartan shaqadiisa uga soo baxay.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA 
DAYNIILE.COMGarsoore Cumar Cartan oo Sabtida dhex dhexaadin doona kulan ka tirsan  wareegga afar dhammaadka CAF Champions League. | dayniiile.com- Latest News  & Updates

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -